qorilugudnews24.com
Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Dhambaal Tacsiya U Diray Qoyskii Iyo Guud Ahaan Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Pro. Hurre Barre.
May 22, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xoghayaha Guud Ee Golaha Wakiilada Ee Somaliland Md. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Ayaa Maanta Dhambaal Tacsiya U Diray Qoyskii Iyo Guud Ahaan Qaranka Somaliland Ee Uu Ka Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuum Pro. Ibraahin Xaaji Barre Nuur (Hurre) Oo Maanta Aas Qaran Loogu Sameeyey Magaalada Hargeysa.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News