qorilugudnews24.com
Caaqil Amaan Ballaadhan U Jeediyey Maayirada Magaalooyinka Gebiley Iyo Berbera, Dhaliilihii Ugu Cuslaana Ku Hurgufey Maamulada Hargeysa Iyo Boorame.
May 23, 2020 - Written by qoriadmin

Dila-(QorilugudNews24)-Caaqil Cumar Cismaan Aw-Muxumed Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Amaan Ballaadhan U Jeediyey Maayirada Magaalooyinka Gebiley Iyo Berbera, Halka Uu Dhaliilihii Ugu Cuslaana Ku Hurgufey Maamulada Magaalooyinka Hargeysa Iyo Boorame, Kuwaas Oo Uu Ku Tilmaamay In Ay Yihiin Kuwo Gebi Ahaanba Fashilmay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News