qorilugudnews24.com
Maamulka Iyo Ciiidamada Ammaanka Ee Gobolka Saraar Oo Maanta Cagta Mariyey Deegaamaysi Cusub Oo Laga Sameeyey Deegaanka Qori-Dheere.
May 23, 2020 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Maamulka Iyo Ciiidamada Ammaanka Ee Gobolka Saraar Oo Iskaashanaya Ayaa Maanta Cagta Mariyey Deegaamaysi Cusub Oo Laga Sameeyey Deegaanka Qori-Dheere, Deegaamaysigaas Oo Dhibaato Baahsan Ku Haya Xasiloonida Gobolka Iyo Deegaankaba.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News