qorilugudnews24.com
Eheladii Marxuumad Rooda Cali Cade Oo Hore Loogu Diley Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn Oo Cabasho Ka Muujiyey Dad Gaar Ah Oo Kiiskeeda Gamcaha Kula Jira.
May 27, 2020 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Eheladii Marxuumad Rooda Cali Cade Oo Ay Hore Gacan Ka Xaq-Darrani Ugu Dishey Deegaanada Degmada Ceel-Afweyn Ayaa Cabasho Xooggan Ka Muujiyey Dad Gaar Ah Oo Ay Sheegeen In Ay Marxuumadda Kiiskeeda Gamcaha Kula Jiraan, Sidoo Kalena Baaq Culus U Diray Xukuumadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News