qorilugudnews24.com
Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Madaxweyneha Puntland Ugu Baaqay in Uu Iska Caydhiyo Axmed Karaash Iyo Kuwa La Midka Ah, Sidoo Kalena Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xaasaasi Ah.
May 28, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe Ayaa Madaxweyneha Puntland Md. Siciid Cabullaahi Deni Ugu Baaqay In Uu Iska Caydhiyo Mr. Axmed Karaash Iyo Kuwa Kale Ee La Midka Ah, Sidoo Kalena Ka Hadlay Arrimo Badan Oo Xaasaasi Ah, Hadalkan Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Ayaa Durba Noqday Waxyaabaha Maanta Loogu Hadal Haynta Badan Yahay Goobaha Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News