qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Guud Ee Telefishanka Caalamiga Ah Ee Sahan Tv Oo Kulan Is Xog Waraysi Ah La Yeeshay Hawl-Wadeenada Telefishankaasi Ee Gobolka Togdheer.
June 4, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Guud Ee Telefishanka Caalamiga Ah Ee SAHAN TV, Md. Axmed Cabdiraxmaan Xirsi Heello Ayaa Kulan Is Xog Waraysi Ah La Yeeshay Hawl-Wadeenada Telefishankaasi Ee Gobolka Togdheer, Kulankaas Oo Ka Dhacay Hotel Nasteexo Ee Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News