qorilugudnews24.com
Waa Mar Kale Iyo Barnaamijkii Bidhaanshe, Cadaaladdii Somaliland Oo Dhuun-Yeedhinaysa Iyo Xaaladda Maanta Taagan.
June 4, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Qayb Kale Oo Ka Mid Ah Barnaamijkii Bidhaanshe, Kaas Oo Daaha Ka Qaadaya Xogo Badan Oo Aadan Ogeyn Iyo Wax Badan Oo Kaa Qarsoonaa, Cadaaladdii Somaliland Oo Dhuun-Yeedhinaysa Iyo Xaaladda Maanta Taagan Oo Si Weyn Looga Dayrinaayo, Xaalku Waa Fartaydii Eedayeey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News