qorilugudnews24.com
Maxaad Kala Socotaa Halgankii SNM Iyo Doorkii Shariifka Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Guutadii Koowaad, Taariikhda Madhaleyska Ah Iyo Xadiisyada Daciifka Ah Ee Ay Mar Kasta Kaga Hadlaan Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Eng. Maxamed Xaashi.
June 4, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Maxaad Kala Socotaa Halgankii SNM Iyo Doorkii Shariifka Ahaa Ee Ay Ku Lahayd Guutadii Koowaad, Taariikhda Madhaleyska Ah Iyo Xadiisyada Daciifka Ah Ee Ay Mar Kasta Kaga Sheekeeyaan Suuqyada Magaalada Hargeysa Mr. Boobe Yuusuf Ducaale Iyo Eng. Maxamed Xaashi, Arrintaas Oo Ah Wax Lagu Qoslo, Isla Markaana Aanay Waxba Ka Jirin, Taas Oo Mugdi Lagu Gelinaayo Halgankii Xaq U Dirka Ahaa Ee Jabhaddii SNM, Looguna Kala Abtirinaayo Mujaahidiintii Ururkaasi, Arrintaas Oo Aanu Dadka Uga Digeyno In Ay Dhegeystaan Ama Ay Ku Dhaqmaan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News