qorilugudnews24.com
Qabsashadii Ciidamada Dawladda Liibiya Ee Magaalada Tarhuuna Iyo Dabaal-Degyo Waaweyn Oo Halkaasi Ka Socda, (Xogta Dahsoon).
June 5, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidamada Dawladda La Aqoonsan Yahay Ee Liibiya Ayaa Maanta Qabsaday Magaalada Tarhuuna Ee Koonfurta Magaalada Caasimadda Ah Ee Tripoli, Halkaas Oo Ay Dadku Isugu Soo Baxeen Dabaal-Degyo Waaweyn, Kuwaas Oo Lagu Taageerayo Guulaha Ay Gaadheen Ciidamada Dalkaasi Liibiya, Kuwaas Oo U Awood Sheegtay Maleeshiyaadkii Calooshood U Shaqaysteyaasha Ahaa Ee General Xaftar, (Xogta Dahsoon).

By: Weriye Xuseen Aadan Yuusuf, (Hussein Kurdi).

COMMENTS
Latest News