qorilugudnews24.com
Waa In Doorashada Wakhtigeedii Lagu Qabtaa,/ Eng. Maxamed Xaashi Cilmi.
June 5, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Eng. Maxamed Xaashi Cilmi Oo Maanta La Hadlay Qaybo Ka Mid Ah Warbaahinta Dalka Ayaa Sheegay In Loo Baahan Yahay In Ay Doorashadu Waqtigeedii Ku Dhacdo, Si Looga Baaqsado Dib U Dhac Kale Iyo Xagal-Daac Dambe Oo Ku Yimaada Hannaankii Geedi Socodka Ee Dimuqraadiyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News