qorilugudnews24.com
Kooxda Waayaha Cusub Oo Hees Ku Karbaashtey Kooxda Nabar Iyo Naxdin Ee Ka Arrimisa Villa War-Dhiigley.
June 6, 2020 - Written by qoriadmin

Nairobi-(QorilugudNews24)-Kooxda Waayaha Cusub Ayaa Hees Cusub Daawaha Ka Soo Qaaday, Heestaas Oo Dhulka La Goysey Kooxda Nabar Iyo Naxdin Ee Iminka Ka Arrimisa Xarunta Villa War-Dhiigley Ee Magaalada Muqdisho.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News