qorilugudnews24.com
Madaxweynihii Hore Maamulka Galmudug Oo Maanta Hadhimo-Sharafeed Loogu Sameeyey Duleedka Magaalada Hargeysa.
June 6, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Qaar Ka Mid Ah Gacansatada Waaweyn Ee Reer Somaliland Ayaa Maanta Duleedka Magaalada Hargeysa Hadhimo-Sharafeed Ugu Sameeyey Madaxweynihii Hore Ee Maamulka Galmudug State Md. Axmed Ducaale Geelle Xeef, Kaas Oo Muddooyinkii U Dambeeyey Ku Sugnaa Deegaanada Somaliland.

Image may contain: 2 people, people standing, outdoor and natureImage may contain: one or more people, people sitting and outdoorImage may contain: 2 people, people standing, tree, outdoor and nature
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News