qorilugudnews24.com
Dhismaha Masaajidka Fadxi Ee Degmada Xiis-Xarago (Mundus City) Oo Si Xawli Ah Ku Socda Iyo Baaq Loo Diray Qurbo-Jooga Iyo Dadka Kale Ee Muxsiniinta Ah.
June 9, 2020 - Written by qoriadmin

Xiis-(QorilugudNews24)-Dhismaha Masaajidka Fadxi Ee Degmada Xiis-Xarago (Mundus City) Oo Ka Mid Ahaa 3 Mashruuc Oo Dhawaan Halkaasi Laga Dhagax-Dhigay Ayaa Si Xawli Ah Ku Socda Iyo Baaq Loo Diray Qurbo-Jooga Ka Soo Jeeda Deegaanadaasi Iyo Dadka Kale Ee Muxsiniinta Ahba, Looguna Baaqay In Ay Ka Soo Qayb-Qaataan Dhammaystirka Masaajidkaasi.

TIsha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News