qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Heestii ”Sahal Kumay Iman Somalilandtani” Iyo Codkii La Yaabka Lahaa Ee Fannaanadda Qaranka Somaliland Ee Nimco Degen.
June 14, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Heestii La Magac Baxada ”Sahal Kumay Iman Somalilandtani Iyo Codkii La Yaabka Lahaa Ee Fannaanadda Qaranka Somaliland Ee Nimco Degen, Heestaas Oo Aannu Ugu Tallo-Galay Muwaadiinta Reer Somaliland Ee Mar Kasta U Taagan Difaaca Qadiyadda Lama Taabtaanka Ah Iyo Jiritaanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News