qorilugudnews24.com
”Somaliland Maxay Ku Falaysaa Midnimo?” Yuusuf Garaad Axmed.
June 16, 2020 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Ex-Wasiir Yuusuf Garaad Axmed Ayaa Si Adag Uga Hadlay Wada Hadallada U Dhexeeya Dalalka Somaliland Iyo Somaliland Ee Hadda Ka Socda Magaalada Jabuuti Ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti, Isaga Oo Qoraal Dheer Oo Uu Arrintaas Kaga Hadlayo Soo Dhigay Barta Uu Ku Leeyahay Internet-ka Ee Ay Bulshadu Ku Kulanto, Isaga Oo Su’aallo Badan Isweydiiyey.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News