qorilugudnews24.com
Qaban-Qaabada Munaasibadda Caleemo-Saarka Suldaanka Guud Ee Beelaha Solomadow Suldaan Xasan Mataan Oo Si Ballaadhan Looga Dareemayo Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolka Togdheer
June 18, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Qaban-Qaabada Munaasibadda Caleemo-Saarka Suldaanka Guud Ee Beelaha Solomadow, Suldaan Xasan Cabdillaahi Axmed (Xasan Mataan) Ayaa Si Ballaadhan Looga Dareemayaa Magaalada Burco Ee Xarunta Gobolkaasi Togdheer Iyo Dhammaan Deegaamada Kale Ee Ay Beelahaasi Ku Abtirsadaan, Arrintaas Oo Hadda Maraysa Meel Gebogebo Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News