qorilugudnews24.com
Somalia Waxa Lagu Tegeyaa Passport-ka Somaliland, Haddii Kale Waxba Kama Jiraan Is-Dhexgalka/ Madaxweyne Muuse Biixi.
June 26, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Madaxweynaha Somaliland Md. Muuse Biixi Cabdi Ayaa Faah-Faahin Ka Bixiyey Ereyga Lagu Wareeray Is-Dhexgalka, Wuxuuna Yidhi Somalia Waxa Lagu Tegeyaa Passport-ka Somaliland, Haddii Kale Waxaas Waxba Kama Jiraan.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamaiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News