qorilugudnews24.com
Somalia Cidda Keliya Ee Ay Rabtaa Waa Beesha Dhexe, Sidaa Waxa Yidhi Wasiir Saleebaan Cali Koore, Oo Quus Gooyey Reer Awdal.
June 27, 2020 - Written by qoriadmin

Boorame-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Wacyi-Gelinta Iyo Dhaqanka Ee Somaliland Md. Saleebaan Yuusuf Cali Koore Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysey Ka Jeediyey Munaasibaddii 26-Ka June Ee Magaalada Boorame Ayaa Sheegay In Cidda  Keliya Ee Ay Somalia Rabtaa Tahay Beesha Dhexe, Arrintaas Oo Uu Ugu Quus Goynaayey Bulshada Ku Dhaqan Gobolkaasi Awdal Iyo Kuwa Kale Ee La Midka Ah Ee Xamar U Hanqal Taagaya.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamaiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News