qorilugudnews24.com
Madaxweyne Ku-Xigeenka Somalilnad Oo Maanta Soo Kormeeray Xarunta Wersheddda Soo Saarta Jayga (Stone Crusher Mashine), Kaas Oo Laga Hirgeliyey Duleedka Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolka Saaxil.
June 28, 2020 - Written by qoriadmin

Berbera-(QorilugudNews24)-Madaxweyne Ku-Xigeenka Somalilnad Md, Cabdiraxmaan Cabdillaahi Saylici Ayaa Maanta Soo Kormeeray Xarunta Wersheddda Soo Saarta Jayga (Stone Crusher Mashine), Kaas Oo Laga Hirgeliyey Deegaanka Xabaalo-Dumaalood Ee Duleedka Magaalada Berbera Ee Xarunta Gobolkaasi Saaxil.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News