qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Oo Xilkii Ka Qaaday Agaasimhii Guud Ee Ciidanka Dab-Damiska Somaliland
June 28, 2020 - Written by qoriadmin
Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland Md. Maxamed Kaahin Axmed Ayaa Lagu Sheegay In Xilkii Laga Qaaday Agaasimhii Guud Ee Xarunta Ciidanka Dab-Damiska Somaliland Mr. Cabdiqaadir Cumar Xaashi, Kaas Oo La Sheegay In Xil Ka Qaadistiisa Loo Cuskaday Khilaaf Ba’an Oo Soo Kala Dhegalay Isaga Iyo Hoggaanka Sare Ee Ciidankaasi Taliye Sawaaxili, Xilkaas Oo Uu Hadda Si Ku Meel-Gaadh Ah U Sii Hayn Doono Taliyaha Ciidanka Dab-Damiska Ee Somaliland S/Guuto Axmed Sawaaxili.

Img DescriptionImg Description

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News