qorilugudnews24.com
Xukuumadda Dalka Taiwan Oo Jamhuuriyadda Somaliland Ugu Deeqday Agab Caafimaad Oo Kala Duwan, Kaas Oo Loogu Tallo-Galay In Lagula Tacaalo Caabuqa Covid-19.
June 28, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Dalka Taiwan Ayaa Jamhuuriyadda Somaliland Ugu Deeqday Agab Caafimaad Oo Kala Duwan, Kaas Oo Loogu Tallo-Galay In Lagula Tacaalo Caabuqa Covid-19, Qalabkaas Oo Ay Ku Jiraan Laba Mishiin Oo Ah Kuwa Lagu Neefsado (PCR Machines).

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News