qorilugudnews24.com
Xukuumadda Somaliland Oo Albaabada Isugu Laabtay Xaruntii Universal Tv Ee Magaalada Hargeysa Iyo Waxa Lagu Shuufey
June 28, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xukuumadda Somaliland Ayaa Albaabada Isugu Laabtay Xaruntii Universal Tv Ee Magaalada Hargeysa, Kadib Markii Uu Tv-gaasi Si Badheedh Ah Ugu Xad Gudbey Jiritaanka Iyo Qaranimada Somaliland, Isla Markaana Uu Isu Bedeley Qayb Ka Mid Ah Warbaahinta Maamulka Villa Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News