Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Mucaaridka Ee Waddani Iyo Ucid U Meteleyey Komishanka Doorashooyinka.
June 29, 2020 - Written by qoriadmin
Hargeysa-(QorilugudNews24)-Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Maanta Cod Aqlabiyad Ah Ku Ansixiyey Labadii Xubnood Ee Xisbiyada Mucaaridka Ee Waddani Iyo Ucid U Metelaayey Kominshanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland.
Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com