qorilugudnews24.com
Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolka Togdheer Md. Maxamed Diiriye Xayd Oo Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco.
June 29, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Cusub Ee Gobolkaasi Togdheer Md. Maxamed Diiriye Xayd Ayaa Maanta Si Ballaadhan Loogu Soo Dhaweeyey Magaalada Burco, Soo Dhaweyntaas Guddoomiyaha Cusub Oo Aanay U Kala Hadhin Dhammaan Qaybaha Kala Duwan Ee Bulsho-Weynta Reer Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News