qorilugudnews24.com
Weftigii Nabaddaynta Deegaanka Ceel-Afweyn Ee Xukuumadda Somaliland Oo Maanta Gacanta Loo Soo Geliyey Gacan Ku-Dhiigle Hore Dil Uga Geystey Gobolka Sanaag.
June 29, 2020 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Weftigii Nabaddaynta Deegaanka Ceel-Afweyn Ee Ka Socdey Xukuumadda Somaliland Ayaa Maanta Gacanta Loo Soo Geliyey Gacan Ku-Dhiigle Hore Dil Uga Geystey Deegaanka Carro Ee Bariga Gobolka Sanaag.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News