qorilugudnews24.com
Dhismaha Jaamacadda Degmada Gar-Adag Ee Leads University Oo Heer Gebogebo Ah Ku Dhow, Jaamacaddas Oo Uu Aasaasay Alle U Naxariistee Pro. Ibraahin Xaaji Barre Nuur.
June 30, 2020 - Written by qoriadmin

Gar-Adag-(QorilugudNews24)-Dhismaha Jaamacadda Degmada Gar-Adag Ee Leads University Ayaa Heer Gebogebo Ah Ku Dhow, Jaamacaddas Oo Uu Aasaasay Alle U Naxariistee Marxuum Pro. Ibraahin Xaaji Barre Nuur, Taas Oo Dhawaan Albaabada Loo Furi Doono.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News