qorilugudnews24.com
Halkan Ka Daawo Jaaliyadda Oromada Ee Ku Dhaqan Somaliland Oo Ka Hadashay Fannaan Caan Ahaa Oo Xalay Lagu Diley Magaalada Addis-Ababa Ee Caasimadda Ethiopia.
June 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Jaaliyadda Ka Soo Jeeda Qoomiyadda Oromada Ee Ku Dhaqan Magaalada Somaliland Ayaa Ka Hadashay Fannaan Caan Ahaa Oo Habeenkii Xalay Ahaa Lagu Diley Magaalada Addis-Ababa Ee Caasimadda Waddanka Ethiopia, Iyaga Oo Xukuumadda Ethiopia Ugu Baaqay In Si Deg Deg Ah Cadaaladda Loo Horkeeno Ciddi Dishey Fannaankaasi, Kaas Oo Lagu Magacaabi Jirey Hachalu Hundessa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News