qorilugudnews24.com
Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Dhammaystirka Masaajidka Nasru-Diin Ee Xaafadda Daami Ee Magaalada Hargeysa.
June 30, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ku Soo Dhawaada Barnaamij Gaar Ah Oo Ku Saabsan Dhammaystirka Masaajidka Nasru-Diin Ee Xaafadda Daami Ee Magaalada Hargeysa, Masaajidkaas Oo Lagu Dhisay Dhaqaale Laga Ururiyey Dadka Muxsiniinta Ah Ee Reer Somaliland, Isla Markaana Uu Qayb Weyn Ka Qaatay Xafidullaah Sheekh Maxamed Cumar Dirir.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News