qorilugudnews24.com
Wasaaradda Horumarinta Beereha Ee Jamhuuriyadda Somaliland Oo Maanta Magaalada Burco Soo Gaadhsiisey Gaadiid Xambaarsan Qalabka Lagula Dagaalamo Ayaxa
June 30, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Wasaaradda Horumarinta Beereha Ee Jamhuuriyadda Somaliland Ayaa Maanta Magaalada Burco Soo Gaadhsiisey Gaadiid Xambaarsan Qalabka Lagula Dagaalamo Ayaxa, Ayaxaas Oo Fara-Baas Ku Haya Deegaanada Gobolka Togdheer.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News