qorilugudnews24.com
Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Md. Maxamed Diiriye Xayd Oo Maanta Xilkii La Wareegey Iyo Weedhihii Madasha Laga Yidhi.
July 1, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Cusub Ee Gobolka Togdheer Md. Maxamed Diiriye Xayd Oo Maanta Xilkii La Wareegey, Xil Wareejintaas Oo Ka Qabsoontay Xarunta Maamulka Dawladda Ee Gobolka Togdheer Iyo Weedhihii Madasha Laga Yidhi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News