qorilugudnews24.com
Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Oo Deegaanka Karin-Dabayl-Weyn Ee Gobolka Sool Ka Eryey Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Yimi Maamul-Goboleedka Puntland.
July 1, 2020 - Written by qoriadmin

Laascaanood-(QorilugudNews24)-Ciidamada Qaranka Ee Somaliland Ayaa Deegaanka Karin-Dabayl-Weyn Ee Gobolkaasi Sool Ka Eryey Wasiiro Iyo Xildhibaano Ka Yimi Dhinacaasi Maamul-Goboleedka Puntland, Kuwaas Oo Doonayey In Ay Gudaha U Soo Galaan Meelo Ka Mid Ah Xuduudaha Jamhuuriyadda Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News