qorilugudnews24.com
Marwo Samia Haji Muse Oo Ka Hadashay Ahmiyadda Uu Leeyahay Xidhiidhka Somaliland Iyo Gambia.
July 8, 2020 - Written by qoriadmin

Helsinki-(QorilugudNews24)-Marwo Samia Muuse Oo Ku Sugan Magaalada Helsinki Ee Caasimadda Waddanka Finland Ayaa Ka Hadashay Ahmiyadda Uu Leeyahay Xidhiidhka Somaliland Iyo Gambia, Marwo Samia Haji Muse Ayaa Hore Ula Kulantay Wasiirka Waxbarashada Ee Waddankaasi Gambia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News