qorilugudnews24.com
Saddaxda Xisbi Ee Somaliland Oo Maanta Heshiis Ka Gaadhey Sidii Ay U Qabsoomi Lahayd Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka.
July 12, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Saddaxda Xisbi Ee Waddani Ucid Iyo Kulmiye Ee Ayaa Maanta Heshiis Ka Gaadhey Sidii Ay U Qabsoomi Lahayd Doorashada Golayaasha Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News