qorilugudnews24.com
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Ee Somaliland Oo Si Xun U Bahdiley Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland.
July 13, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Wakiilada Ee Somaliland Ayaa Si Xun U Bahdiley Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Ee Somaliland, Kaas Oo Hore Aflagaado Qaawan Oo Aan Loo Meel Dayin Kula Dul Kufay Qaar Ka Mid Ah Gobollada Bariga Ee Dalka Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News