qorilugudnews24.com
Badhasaabka Cusub Ee Dhawaan Loo Soo Magacaabay Gobolka Saraar Oo Maanta Si Weyn Loogu Dhaweeyey Magaalada Caynaba.
July 14, 2020 - Written by qoriadmin

Caynaba-(QorilugudNews24)-Badhasaabka Cusub Ee Dhawaan Loo Soo Magacaabay Gobolkaasi Saraar Ayaa Maanta Si Weyn Loogu Dhaweeyey Magaalada Caynaba Ee Xarunta Gobolkaasi Saraar Iyo Wasiiro Ka Qayb-Galay Soo Dhaweyntii Loo Sameeyey Badhasaabkaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News