qorilugudnews24.com
Ciidanka Shiinaha Oo Dhoolatus Military Ka Sameeyey Meel Aan Sidaas Uga Fogeyn Xeebaha Galbeed Ee Somaliland, Arrintaas Oo Sababi Karta Isku Dhac Ciidan Oo Dhexmara Labada Dal Ee Somaliland Iyo Shiinaha.
July 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Ciidanka Shiinaha Ayaa Dhoolatus Military Ka Sameeyey Meel Aan Sidaas Uga Fogeyn Xeebaha Galbeed Ee Jamhuuriyadda Somaliland, Arrintaas Oo U Muuqatey Daan-Daansi, Isla Markaana Sababi Karta Isku Dhac Ciidan Oo Dhexmara Labada Dal Ee Somaliland Iyo Shiinaha.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News