qorilugudnews24.com
Guutada 130-Aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Digniin Culus U Diray Masuuliyiin Ka Socdey Maamul-Goboleedka Puntland Oo Buuhoodle Ku Sugan.
July 14, 2020 - Written by qoriadmin

Buuhoodle-(QorilugudNews24)-Guutada 130-Aad Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Maanta Digniin Culus U Diray Masuuliyiin Ka Socdey Maamul-Goboleedka Puntland Oo Magaalada Buuhoodle Ku Sugan, Kuwaas Oo Halkaasi Ka Wada Falal Lidi Ku Ah Amniga Iyo Xasiloonida Deegaanadaasi.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News