qorilugudnews24.com
Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland Oo Markii Ugu Horeysey Laga Xusay Sannad-Guuradii 4aad Ee Ka Soo Wareegtey Af-Gembigii Dhicisoobey Ee Ka Dhacay Dalkaasi Turkiga.
July 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Magaalada Hargeysa Ee Caasimadda Somaliland Ayaa Markii Ugu Horeysey Laga Xusay Sannad-Guuraddii Afraad Ee Ka Soo Wareegtey Af-Gembigii Dhicisoobey Ee Ka Dhacay Dalkaasi Turkiga, Kaas Oo Lagu Qabtay Xarunta Qunsuliyadda Turkiga Ee Magaalada Hargeysa.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News