qorilugudnews24.com
Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Maanta Soo Gaadhey Jiida Hore Ee Deegaanka Tuka-Raq Iyo Ujeedada Safarkiisa.
July 14, 2020 - Written by qoriadmin

Tuka-Raq-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani Ayaa Maanta Soo Gaadhey Jiida Hore Ee Deegaanka Tuka-Raq Ee Gobolka Sool, Halkaas Oo Uu Salaan Sharaf Kaga Qaatay Cutubyo Ka Tirsan Ciidamada Militeriga Somaliland Ee Aaggaggaasi Ku Sugan,  Iyo Ujeedada Safarkiisa Oo Uu Ka Waramay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News