qorilugudnews24.com
Wasiiradii Xukuumadda Somaliland Ee Nabaddaynta U Joogey Gobolka Sanaag Oo Maanta Xadhigga Ka Jaray Iftiinka Ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda Oo Laga Hirgeliyey Degmada Ceel-Afweyn.
July 14, 2020 - Written by qoriadmin

Ceel-Afweyn-(QorilugudNews24)-Wasiiradii Xukuumadda Somaliland Ee Nabaddaynta U Joogey Deegaanada Gobolkaasi Sanaag Ayaa Maanta Xadhigga Ka Jaray Iftiinka Ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda Oo Dhawaan Laga Hirgeliyey Degmada Ceel-Afweyn, Kaas Oo Ay Maal-Gelisey Dawladda Norway.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News