qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Ee Somaliland Oo Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-Xigeenka Madaxa Mashaariicda Africa Ee Hay’adda Bin Salman Foundation.
July 14, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka Ee Somaliland Md. Xasan Maxamed Cali Gaafaadshi Ayaa Maanta Xafiiskiisa Ku Qaabilay Ku-Xigeenka Madaxa Mashaariicda Africa U Qaabilsan Ee Hay’adda Bin Salman Foundation Ee Dalkaasi Sacuudi Carabiya Iyo Nuxurka Qodobadii Laga Wada Hadlay.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News