qorilugudnews24.com
Taliska Ciidanka Booliska Ee Maamul-Goboleedka Galmudug Oo Ka Warbixiyay Hawl-Galo Culus Oo Ay Ka Wadaan Magaalada Dhuusomareeb Ee Xarunta Maamulkaasi Galmudug.
July 15, 2020 - Written by qoriadmin

Dhuusomareeb-(QorilugudNews24)-Taliyaha Guud Ee Ciidanka Booliska Maamul-Goboleedka Soomaaliyeed Ee Galmudug General Bushaar Abshir Geedi Ayaa Ka Warbixiyey Hawl-Galo Culus Oo Ay Ciidamada Ammaanku Ka Wadaan Magaalada Dhuusomareeb Ee Xarunta Maamulkaasi Galmudug, Kaas Oo Lagu Sugayo Guud Ahaan Amniga, Maadaama Oo Ay Magaaladaasi Marti-Gelisey Shirka Wada Tashiga Ee Maamul-Goboleedyada Dalka Somalia.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News