qorilugudnews24.com
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Ee Somaliland Oo Fariin Culus U Diray Dawladda Turkiga.
July 15, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Iyo Sayniska Ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Diiriye Toorno Ayaa Fariin Culus U Diray Dawladda Dalkaasi Turkiga, Isaga Oo Ugu Baaqay In Ay Kordhiso Deeqaha Waxbarasho Ee Ay Siiso Ardayda Reer Somaliland.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News