qorilugudnews24.com
Arday Soo Dhammaysatay Jaamacaddaha Dalkaasi Suudaan Oo Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Garoonka Diyaaraddaha Ee Magaalada Hargeysa.
July 16, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Arday Soo Dhammaysatay Waxbarashada Sare Ee Jaamacaddaha Dalkaasi Suudaan Ayaa Maanta Lagu Soo Dhaweeyey Garonka Diyaaraddaha Ee Magaalada Hargeysa, Ardaydaas Oo Hore Ugu Baxday Jaamacadda Magaalada Burco.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews24.com

COMMENTS
Latest News