qorilugudnews24.com
Weriye Bushaaro Baando Oo Daaha Ka Feydey Xog La Yaab Leh Oo Ku Saabsan Kooxda Loogu Yeedho Heegada Hargeysa Iyo Shaqada Ay Qabato??.
July 22, 2020 - Written by qoriadmin

London-(QorilugudNews24)-Weriyaha Caanka Ah Ee Bushaaro Cali Baando Ayaa Dhawaan Daaha Ka Feydey Xog La Yaab Leh Oo Ku Saabsan Kooxda Loogu Yeedho Heegada Hargeysa Iyo Shaqada Ay Qabato, Kooxdaas Oo Uu Shacabka Reer Somaliland Si Weyn Uga Qayliyey, Afkana U Dhigatay Guud Ahaan Dhaqaalihii Dalka Somaliland Ee Loo Wada Sinaa.

By: Weriye Bushaaro Cali Baando.
London, UK.

COMMENTS
Latest News