qorilugudnews24.com
Beesha Muuse Carre (Habar-Yoonis) Oo Jawaab Ka Bixisay Gogol Nabaddeed Oo La Dhigay Magaalada Laascaanood, Gogoshaas Oo Ay Dhigtay Beesha Nuur Axmed (Dhulbahante).
July 25, 2020 - Written by qoriadmin

Burco-(QorilugudNews24)-Waxgaradka Iyo Cuqaasha Beesha Muuse Carre (Habar-Yoonis) Oo Maanta Warbaahinta La Hadlay Ayaa Jawaab Ka Bixiyey Gogol Nabaddeed Oo La Dhigay Magaalada Laascaanood Ee Xarunta Gobolka Sool, Gogoshaas Oo Ay Dhigtay Beesha Nuur Axmed (Dhulbahante), Taas Oo Uu Gacantooda Ku Baxay Alle Ha U Naxariistee Marxuun Cali Xasan Caynaanshe.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News