qorilugudnews24.com
Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Oo Maanta Soo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Ceerigaabo.
July 26, 2020 - Written by qoriadmin

Ceerigaabo-(QorilugudNews24)-Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mr. Maxamed Cali Bile Oo Safar Shaqo Ku Jooga Gobolka Sanaag Ayaa Maanta Soo Kormeeray Dhismaha Xarunta Madaxtooyada Ee Magaalada Ceerigaabo, Kaas Oo Hadda Ku Dhow Heer Gabogabo Ah.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News