qorilugudnews24.com
War Deg Deg Ah: Ra’iisal Wasaarihii Maanta Xilka Laga Qaaday Oo Hadda Warbaahinta La Hadlay, Kana Digey In Lagu Dhaqaaqo Muddo Korodhsi Aan Sharci Ahayn.
July 26, 2020 - Written by qoriadmin

Muqdisho-(QorilugudNews24)-Ra’iisal Wasaare Xasan Cali Khayre Oo Maanta Xilka Laga Qaaday Ayaa Goor Dhaweyd Warbaahinta La Hadlay, Kuna Dhawaaqay In Uu Is-Casiley, Waxa Kale Oo Uu Ka Digey In Lagu Dhaqaaqo Muddo Korodhsi Aan Sharci Ahayn.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News