qorilugudnews24.com
Guddoomiye Xinif Oo Si Dadban U Sheegay In Xisbiga Kulmiye Uu Mari Doono Waddadii Burburka Ee Xisbigii Udub, Dadkii Doortayna Ay Hungo Ka Taagan Yihiin.
July 27, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Guddoomiyaha Hay’adda Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Ee Somaliland Md. Cabdikariin Maxamed Axmed Xinif Ayaa Ka Dayriyey Xaaladda Xisbiga Kulmiye, Isla Markaana Sheegay In Dadkii Soo Doortay Xukuumadda Xisbigaasi Ay Hungo Ka Taagan Yihiin, Kana Qanceen, Arrintaas Oo Soo Dhaweyn Karta Dil-Dilaacii Iyo Burburkii Xisbiga Kulmiye.

Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News