qorilugudnews24.com
Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Oo Magacaabay Xil Cusub, Cidda Uu Magacaabay Iyo Halka Loo Magacaabay.
July 27, 2020 - Written by qoriadmin

Hargeysa-(QorilugudNews24)-Hoggaamiyaha Ruuxiga Ah Ee Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan Ayaa Magacaabay Guddoomiyaha Laanta Xisbiga Waddani Ee Dalkaasi Norway, Kaas Oo Uu U Magacaabay Eng. Axmed Maxamuud Faarax.


Isha Ku Hay Warbaahinta Caalamiga Ah Ee www.QorilugudNews.com

COMMENTS
Latest News